Shaqo La Heli Karo – Gabar Shaqaale Guri Oo Loo Rabo (Garoowe)
Qoys deggen oo ku nool magaalada Garoowe ayaa raadinaya gabar shaqaale guri ah oo ka shaqeysa howlaha guriga, kuna sifoobeysa daacadnimo, nadaafad iyo anshax wanaagsan.
Faahfaahinta Shaqada
Nooca shaqada: Shaqo guri
Guriga: 5 qol
Tirada dadka: 6 qof
Hawlaha shaqada
Nadiifinta guriga
Karinta cuntada
Dhaqidda iyo hagaajinta alaabta guriga
Guud ahaan wax walba oo guriga la xiriira
Goobta: Magaalada Garoowe
Waqtiga shaqada: Joogto / maalinle (waa laga wada hadli karaa)
Mushaharka: Wadahadal iyo is-afgarad kadib
Shuruudaha Laga Rabo
Inay noqoto gabar leh akhlaaq iyo dabeecad wanaagsan
Khibrad shaqo (haddii ay jirto waa faa’iido)
Daacadnimo, masuuliyad iyo nadaafad
Diyaar u ah inay qabato dhammaan howlaha guriga
Faa’iidooyinka Shaqada
Mushahar la isku raacsan yahay
Deegaan qoys oo wanaagsan
Ixtiraam iyo la-dhaqan fiican
Sida Loo Dalbado
Gabdhii daneynaysa shaqadan fadlan nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah:
📞 Lambarka Xiriirka: (907711780)
💬 WhatsApp: (907711780
