📢 SHAQO (MEHRAD)
💰 Mushahar: $100
Waxaa la doonayaa gabar ka shaqeysa mehrad (dukaan/ganacsi yar).
📌 Shuruudaha:
In ay tahay gabar da’adeedu ka weyn tahay 18 sano
In ay masuul tahay oo daacad ah
In ay hore u soo shaqeysay (haddii ay suurtagal tahay)
In ay si wanaagsan ula macaamili karto macaamiisha
📍📞 Contact: 0907711780

